taranti
(m.dh)

ld tarmid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh taranti

tarantirid [m.dh]
(daaw.) Qalliin ama hab hawleed kale oo loola qasdiyo in uu keeno madhaleysnimo qof lab ama dhedig ah.

tarmid [m.f.dh]
eeg taran 2 ld taran¹, taranti.

taran [m.l]
ld tarmid.

taran [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-rmay, -rantay; -rmi)
1. Miro dalag la kariyey badasho. 2. Nafley is dhashay tiradeeda badasho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg