tarash
(m.l)ld taarash¹ (2).
tarash
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-shay, -shtay)ld taarash².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh tarash ↴
taarash [m.l]
1. Qof meel loo diro oo dhanbaaal ama farriin sida; dhanbaalwade. 2. ld tarash. Daliig dharka la huwado ama la guntado dacalkiisa lagu qurxiyo oo marada iyo faraqa u dhexaysa; xiddo.
taarash [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-shay, -shtay)
Maro tarash u yeelid. ld tarash².
taarashid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg taarash². ld tarashid.
kullaab [m.dh] (-bo, m.l)
1. Gan qaroofsan oo wixii culus la suro oo kor loogu qaado. 2. Nooc ka mid ah tarashka maryaha dacalladooda lagu sameeyo oo sawirro leh.
tarashid [m.dh]
ld taarashid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg