tarjun
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-umay, -untay; -umi)

1. Qoraal af kale ku beddelid. 2. Ka t.: cid wax ay sheegto cid kale u fasirid. ld tarjin, turjun.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh tarjun

tarjin [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-imay, -intay)
ld tarjun.

tarjumid [m.f.dh]
eeg tarjun. ld tarjimid, tarjumo, turjumid.

turjun [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-umay, -untay; -umi)
ld tarjun.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg