tarmuus
(m.l) (-syo, m.dh)

Weel gudihiisa dhalo aan hawo lahayn ku jirto oo wixii lagu shubo xaaladdiisa ku haya in muddo ah. ld termuus.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh tarmuus

falaas [m.l]
1. Nooc ka mid ah cayaaraha turubka oo qof kasta oo cayaaraya saddex xabbo la siiyo. 2. Tarmuus.

termuus [m.l]
ld tarmuus.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg