tarraar
(m.l)

Ood laba beerood oo isa saaran u dhexeysa.

tarraar
(m.dh)

Summad Alif dheer u eg oo garabka ilaa caloosha gaaraya oo geela lagu dhigo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh tarraar

heensarraar [m.l] (-rro/ryo, m.dh)
Tiirar gaagaaban, tarraarro leh oo aqalka guradiisa lagu mudo lana saaro duubashida iwm.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg