tarrar
(m.l) (-ryo, m.dh)

Dillaac, jeex. ld qarrar¹.

tarrar
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-ray, -rtay)

Wax adag dillaac yeelasho. ld qarrar².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh tarrar

qarrar [m.l]
ld tarrar¹; tarrarid.

qarrar [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
ld tarrar².

qarrari [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
ld tarrari.

qarrarid [m.dh]
ld tarrarid.

qarrarin [m.dh]
ld tarrarin.

tarrari [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Wax af dillaac u yeelid. ld qarrari.

tarrarid [m.f.dh]
tarrar². ld qarrar¹, qarrarid, tarrar¹.

tarrarin [m.f.dh]
eeg tarrari. ld qarrarin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg