tarrax
(m.l)ld tarrixid.
tarrax
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-xay, -xday; -rixi)Wax yar wax badan ku dhex darid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh tarrax ↴
eynaad [m.l]
(bot.) Geed leh caleemo yaryar, qodxo gaagaaban, ur silloon iyo asal guduudan; tarraxo. ld eynood.
maliiqan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-qnaa, -qnayd)
1. Caw dun iwm wax la maleegay ahaansho. 2. Wax aan la tarraxin ahaansho. 3. Ku m.: wax dhoobo dufan iwm ku dhoobantahay ahaansho (qof).
tarraxan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-xnaa, -xnayd)
Ku t.: wax la tarraxay ahaansho.
tarraxnaan [m.f.dh]
eeg tarraxan. ld tarrax-naansho.
tarraxnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld tarraxnaan.
tarraxo [m.dh]
Geed yar oo asal wanaagsan laga helo.
tarrixid [m.f.dh]
eeg tarrax². ld tarrax¹.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg