tarraxo
(m.dh)Geed yar oo asal wanaagsan laga helo.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh tarraxo ↴
eynaad [m.l]
(bot.) Geed leh caleemo yaryar, qodxo gaagaaban, ur silloon iyo asal guduudan; tarraxo. ld eynood.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg