tarriiqan
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-qmay, -qantay; -qmi)

Wax la jeexay noqosho.

tarriiqan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-qnaa, -qnayd)

Wax la jeexay ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh tarriiqan

tarriiqmid [m.f.dh]
eeg tarriiqan¹.

tarriiqnaan [m.f.dh]
eeg tarriiqan². ld tarriiqnaansho.

tarriiq [m.l]
1. Dillaac, jeex. 2. Waddo laba degmo isku xirta.

tarriiq [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-qay, -qday)
Wax jeexid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg