tarsaasi
(m.l)1. Lalabbo ka timaadda cunto la iska badiyey. 2. Qaraw; calwasaad.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh tarsaasi ↴
qaraw [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-rway, -rawday; -rwi)
1. Riyo dhexdeed hadal la maqlayo ku dhawaaqid. 2. Xanuun la tarsaasiyid (qof).
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg