tartiibi
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

Wax si aan degdeg lahayn u samayn.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh tartiibi

tartiibin [m.f.dh]
eeg tartiibi.

tartiibsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Wax la tartiibiyey ahaansho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg