tashad
(Magac Fal Lab | Noun Verb Masculine)

eeg tasho. ld tashi.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh tashad

gacankutaagle [m.l]
Nin keligii tashade ah oo aan garqaadan.

kaligitashade [m.l] (-dayaal, m.l/dh)
Qof arrimihiisa aan cid kale la tashan. ld keligi-tashade.

kaligoodtashadayaal [m.l/dh.w]
eeg kaligi-tashade. ld keligoodtashadayaal.

kalitashad [m.l]
Dabeecad qof leeyahay oo aan cid la tashan. ld kalitashi, kelitashad, kelitashi.

keligitashade [m.l]
ld kaligitashade.

keligoodtashadayaal [m.dh]
ld kaligood-tashadayaal.

kelitashad [m.l]
ld kalitashad.

kooda [dk.lh.l] (-kooda)
Dibkabe lahaansho oo tilmaamaya wax iyagu (qofka saddexaad ee wadarta ah) ay leeyihiin. Tus. “Macallinkooda ayay la tashadaeen”. ld kood².

tashi [m.f.dh]
ld tashad.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg