tashiilad
(m.l)

ld tashiilasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh tashiilad

tashiilasho [m.f.dh]
eeg tashiilo. ld tashiilad.

xaradhaamo [m.dh]
Waxaaga oo la deysto oo qof kale wixii, wax lagu qabsado; wax dhaqaalaysi; tashiilad; maradhaaro.

tashiil [m.l]
Sahay ama wax kale oo la dhaqaaleeyo si ayan durba u dhammaan; maradhaaro; dhaqaale.

tashiil [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-iilay, -iishay)
Wax dhaqaalayn; beekhamayn.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg