tashiilo
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-iishay, -iilatay)Wax dhaqaa-laysasho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh tashiilo ↴
beekhaan [m.l]
1. Badashada ay badato cunno la karinayo. 2. Wax yar oo lagu suubiyo wax la miisay. 3. Tashiilidda wax la tashiilo. 4. ld beekhaamid.
maradhaaro [m.dh]
Tashiilidda wax la tashiilo. ld maraadharin.
tashiilasho [m.f.dh]
eeg tashiilo. ld tashiilad.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg