tebid
(m.f.dh)eeg teb. ld towid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh tebid ↴
abaaji [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-iyay, -iday; -iyi)
Xoolo lumay waa dambe tebid.
buseel [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-eelay, -eeshay)
U b.: wax u hiloobid; tebid.
cashatebid [m.f.dh]
eeg cashatab². ld cashatebin, cashatebis, catajebid, catajebin, cata
goco [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-cday/-coday, -catay/-cotay)
Dhacdo lahan-reeb ah dib u xusuusasho; tebid; garwaaqsash.
qartebid [m.f.dh]
eeg qartab. ld qartabo.
towid [m.dh]
ld tebid.
xaraarad [m.dh]
1. Firiiric yaryar oo jirka dadka ka soo baxa waqtiyada kulaylku jiro. 2. Tebidda la tebo wax loo baahanyahay sida shaaha, jaadka, sigaarka iwm. ld xaraa-radow¹.
teb [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-bay, -btay)
Wax maqnaanshahooda dareemid. ld tow.