teed
(m.l)1. Qoryo gaagaaban oo meel la dhisayo la sii saarsaaro. 2. Ood loo dhigo ugaar si ay u marto meel loogu talaggalay. 3. ld teedin.
teed
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-day, -dday)ld teedi.
teed
(dk.lh.dh) (-teed)ld teeda2.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh teed ↴
yac [m.dh]
Sagaarada teeda dheddig.
dhalanteed [m.l] (-dyo, m.dh)
Wirwir; dhaan dabaggaalle.
dhalanteed [m.l]
(c.naf) Marka aad qabto wax dhalanteed ah.
ilig [m.l]
(ilko, m.l) (c.nafl.) Xubno cadcad, adag ku teedsan daamanka lafdhabarreyda ee wax lagu gooyo laguna calashado middood.
kuweeda [mu.lh.w]
eeg keeda¹ / teeda¹.
leeb [m.l] (-bab, m.l)
(xis.) Teed kasta oo tiro ah lehna hal dhinac u tax ama hal joog u tax.
sarab [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-rbay, -rabtay; -rbi)
Ulo yaryar meel ku teedid.
taxane [m.l] (-nayaal, m.l/dh)
1. (xis.) Teed tirooyin maangal ah (ama waxyaabo kale) oo qaab laydi leh. 2. (kiim.) Urur xaddiyo ah oo u habaysan dhinac u taxyo iyo joog u taxyo si ay u sameeyaan qaab teed laydisan. Badanaaba waxa lagu dhex xiraa laba bilood ama laba sakal. Taxaneyaasha ma aha qiime tireed sida sugayaasha. Waxaa loo adeegsadaa in lagu muujiyo xiriirka ka dhexeeya xaddiyada.