teedsan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)Wax si taxan la isu daba dhigay ahaansho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh teedsan ↴
ilig [m.l]
(ilko, m.l) (c.nafl.) Xubno cadcad, adag ku teedsan daamanka lafdhabarreyda ee wax lagu gooyo laguna calashado middood.
teedsanaan [m.f.dh]
eeg teedsan. ld teed-sanaansho.
teedsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld teedsanaan.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg