teelteel
(Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate)

T ah.: kala durugsan, midba meel ku yaal. ld talanteel¹.

teelteel
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-eelay, -eeshay)

Wax kala fogfogayn. ld talanteel².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh teelteel

gaaroodi [m.l]
Dhul didib ah, bannaan oo ay ka baxaan dhir dhaadheer oo teelteel ah iyo dixin.

talanteel [m.l]
ld teelteel¹.

talanteel [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-eelay, -eeshay)
ld teelteel².

talanteelid [m.dh]
ld teelteelid.

teelteelid [m.f.dh]
eeg teelteel². ld talanteelid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg