teenis
(m.l)Cayaar laba qof ama ka badan ku tartamaan iyaga oo laba kooxood isaga soo horjeeda oo ku cayaaraya garoon sibir ah oo leh shabag dhexda ah iyo kubbad abuu-cudbi ah.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh teenis ↴
teen [dk.lh.dh] (-teen)
ld teenna².
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg