teenna
(mu.lh.dh)(kuweenna, w) Maga-cuyaal lahaansho oo tilmaamaya wax annagu (qofka koowaad ee wadarta ah oo kuwa lala hadlayo ay ku jiraan) aannu leennahay.
teenna
(dk.lh.dh) (-tenna)Dibkabe lahaansho oo tilmaamaya wax annagu (qofka koowaad ee wadarta ah oo kuwa lala hadlayo ay ku jiraan) aannu leennahay. Tus. “Shirka aan ku qabanno xarun-teenna”. ld teen.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh teenna ↴
kuweenna [mu.lh.w]
eeg keenna¹ / teenna¹.
teen [dk.lh.dh] (-teen)
ld teenna².
teen [dk.lh.dh] (-teen)
ld teenna².
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg