telefooniiste
(m.l) (-tayaal, m.l/dh)1. Qof aqoon u leh farsamada teleefoonka. 2. Qof ka shaqeeya xiriirinta teleefoonka.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh telefooniiste ↴
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg