temmin
(m.l)

Qiime, sicir. ld tammin¹.

temmin
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-nay, -ntay)

1. Wax qiimo ama tixgelin gaar ah siin. 2. Qof xurmayn. ld tammin².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh temmin

tammin [m.dh]
ld temmin¹.

tammin [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-nay, -ntay)
ld temmin².

tamminid [m.f.dh]
ld temminid.

temminid [m.f.dh]
eeg temmin². ld tamminid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg