termuus
(m.l)ld tarmuus.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh termuus ↴
tarmuus [m.l] (-syo, m.dh)
Weel gudihiisa dhalo aan hawo lahayn ku jirto oo wixii lagu shubo xaaladdiisa ku haya in muddo ah. ld termuus.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg