teyoodhalayt
(m.l) (-tyo, m.dh)(c.fal.) Aalad loo isticmaalo qiyaasta fogaan xagleedka kacsan iyo tan fuqa ah, waxana lagu sameeyaa diirad, taasoo dhaqdhaqaaqeeda si sax ah loo xukumi karo.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh teyoodhalayt ↴
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg