teys
(m.l) (-syo, m.dh)Orgi.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh teys ↴
hafteys [m.l]
ld haftayn.
hudaanhuteys [m.l]
ld hudaanhuteyn.
mucurteysan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-snaa, -snayd)
U m.: wax, wax baahi weyn u qaba ahaansho. ld mucurtiyeysan.
mucurteysnaan [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg mucurteysan. ld mucurteysnaansho, mucurtiyeysnaan, mucurtiyeysnaan.
mucurteysnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld mucurteysnaan.
muteysasho [m.f.dh]
eeg muteyso.
muteysii [Fal Labagudbe2 | Verb Bitransitive2] (-iiyay, -iisay)
Qof dhibaato badan badid.
muteysiin [m.f.dh]
eeg muteysii.
muteyso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-stay, -satay)
Qof wax istaahilid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg