tidac
(m.l)ld tidic¹.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh tidac ↴
liifad [m.dh] (-do, m.l)
1. Tidac dun ah, la geliyo feynuusyada gaaska oo marka la shido bixiya iftiin. 2. Bir yar, buntuqa afkiisa hore ku samaysan oo wax lagu shiisho.
sooh [m.l]
S. ah: xarig aan tidac ahayn oo laba dhudood ka samaysan.
tidic [m.l]
1. ld tidac. T. ah: wax tidcan. 2. ld tidcid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg