tidcasho
(m.f.dh)

eeg tidco.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh tidcasho

dabo [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-btay, -batay)
1. Ugaar, kalluun iwm dabin ku qabasho. 2. Timo tidcasho.

tidco [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-caday, -catay)
1. Xarig soohasho. 2. Timo tidcasho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg