tidic
(m.l)1. ld tidac. T. ah: wax tidcan. 2. ld tidcid.
tidic
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-dcay, -dicaday; -dci)Dun, xarig, timo iwm hab gaar ah isugu soohid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh tidic ↴
rable [m.l]
1. ld rablayn. Bood-boodidda nafleydu samayso iyada oo hadba meel kale tageysa. 2. Tidic waaweyn oo timaha haweenka lagu sameeyo.
tidac [m.l]
ld tidic¹.
tidcid [m.f.dh]
eeg tidic². ld tidic¹.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg