tifan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-fnaa, -fnayd)

Wax la tifay ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh tifan

tifnaan [m.f.dh]
eeg tifan. ld tifnaansho.

tif [m.dh/l]
1. (-faf, m.l) T. ah: wax buuxa oo aan dhinnayn. 2. Cad ama daliig dun ah ama caws. 3. Dhibcidda.

tif [Magac Dheddig Shanqar-raac | Noun Feminine Ideophone]
Cod lagu muujiyo dhibcidda.

tif [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-fay, -ftay)
1. Qori wax dhuuban ka dhigid. 2. Wax duf ka rifid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg