tifqid
(m.f.dh)

eeg tifiq². ld tifiqlayn, tifleyn, tifqaamid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh tifqid

dhibdhibic [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-bcay, -bacday; -bici)
Gobo'layn; tifqid. ld dhibdhibac.

dhibic [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-bcay, -bicday; -bci)
In yar oo hoore ah, qaab kankoonsan leh meel ka soo tifqid.

hoorrimaad [m.l]
1. Inta uu da'ayo roob curtay. 2. Tifqidda muddo hoore tifqayo. 3. ld hoorid.

tifiqlayn [m.dh]
ld tifqid.

tifleyn [m.dh]
ld tifqid.

tifqaamid [m.dh]
ld tifqid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg