tiftif
(m.l) (-fyo, m.dh)

Nin ciidan ka tirsan oo dhar cad ah oo dadka dabagala; jaajuus.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh tiftif

tiftifsii [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iiyay, -iisay)
Hoore dhibic-dhibic u sii deyn.

tiftifsiin [m.f.dh]
eeg tiftifsii.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg