tigid
(m.l) (-dyo, m.dh)Warqad hab gaar ah u samaysan oo ay ku qorantahay lacagta qofku baxsho oo dano badan loo istic-maalo. ld tikid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh tigid ↴
tigtigid [m.f.dh]
eeg tigtig². ld tigtig¹.
tikid [m.l]
ld tigid.
tig [m.dh]
1. Bahal jiirka u eg oo leh lugo dhaadheer iyo jeenyo aad u gaagaaban. 2. (-go, m.l) Gaari yar oo saddex garan-garood (mid hore iyo labo dambe).
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg