tigin
(m.l) (-nno, m.dh)

Qori dhulka lagu aaso si loogu adkeeyo wax la dhisayo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh tigin

tig [m.dh]
1. Bahal jiirka u eg oo leh lugo dhaadheer iyo jeenyo aad u gaagaaban. 2. (-go, m.l) Gaari yar oo saddex garan-garood (mid hore iyo labo dambe).

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg