tigtig
(m.l)ld tigtigid.
tigtig
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-gay, -gtay)Wax la tolayo ama la xirayo dhuujin.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh tigtig ↴
tigtigan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-gnaa, -gnayd)
Weel wax la tigtigay ahaansho.
tigtigasho [m.f.dh]
eeg tigtigo.
tigtigid [m.f.dh]
eeg tigtig². ld tigtig¹.
tigtignaan [m.f.dh]
eeg tigtigan. ld tigtig-naansho.
tigtignaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld tigtignaan.
tigtigo [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-gtay, -gatay)
Weel iwm xarig ku dhuujin.
tobbog [m.l]
1. Geedaha mid ka mid ah 2. Qof dheer oo jirkiisu isku tigtigan.
tobbogsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Qof dheer oo jirkiisu isku tigtiganyahay ahaansho.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg