tigtigan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-gnaa, -gnayd)

Weel wax la tigtigay ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh tigtigan

tigtignaan [m.f.dh]
eeg tigtigan. ld tigtig-naansho.

tobbog [m.l]
1. Geedaha mid ka mid ah 2. Qof dheer oo jirkiisu isku tigtigan.

tobbogsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Qof dheer oo jirkiisu isku tigtiganyahay ahaansho.

tigtig [m.l]
ld tigtigid.

tigtig [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-gay, -gtay)
Wax la tolayo ama la xirayo dhuujin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg