tiic
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-cay, -cday)Nafley xarrago, xanuuun iwm la dheeldheeliyid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh tiic ↴
tiici [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Cid luudin.
tiicid [m.f.dh]
eeg tiic.
tiicin [m.f.dh]
eeg tiici. ld tiicis.
tiicis [m.l]
ld tiicin.
tiico [m.dh]
Jaad ama nooc geedaha ka mid ah.
ti [dk.lh.dh] (-ti)
ld tiisa².
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg