tiif
(m.l) (-faf, m.l)

Kolay maqaar ama maro ka samaysan oo badarka iwm lagu shubto.

tiif
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-fay, -ftay)

Wax sarsarid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh tiif

bastooreyn [m.dh]
(daaw.) Kululeynta caano ilaa kulku gaaro 65°C oo lagu hayo soddon daqiiqadood (30), ama kulka la gaarsiiyo ila 72°C laguna hayo shan iyo toban daqiiqadood (15), si loo dilo baktiiriyada ay ka mid yihiin kan qaaxada iyo kan tiifowga.

dawaxaar [m.dh]
Dawo xoolaad budo ah oo reer miyigu dadka uga daaweeyaan cudurrada caloosha, sida xundhurta, tiifaha iwm.

katiifad [m.dh]
ld kaddiifad.

tiifid [m.f.dh]
eeg tiif².

tiifowga maqaarka [m.l]
(daaw.) Mid kasta oo ka tirsan koox infekshin ah oo uu keeno “Rickettsiae”. Astaamo: madax xanuun daran, finan jirko dhan ku faafsan, qandho badan oo muddo dheer socota iyo isku-daran.

ti [dk.lh.dh] (-ti)
ld tiisa².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg