tiilid
(m.f.dh)eeg tiil².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh tiilid ↴
istiilid [m.f.dh]
eeg istiil².
tiil [m.l]
Daal iyo xoog aan jirin oo la iska doono.
tiil [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-iilay, -iishay)
Dadaal iyo xoon aan jirin iska doonid, iska raadin.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg