tiim
(m.l) (-mam, m.l)

1. Koox cayaartoy ah. 2. Koox dad ah oo hawl gaar ah fulisa.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh tiim

iftiimi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
ld ifi.

iftiimid [m.f.dh]
eeg iftiin².

iftiimin [m.f.dh]
ld ifin.

iftiimis [m.l]
ld ifin.

itaal iftiimeed [m.l] (-dyo, m.dh)
Burqad iftiimeedka ku abbaaran dul yar oo jiho gaar ah kaga yaal il-ilays ku ligan jihadan.

naqtiimi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Qof quraan, duruus iwm dhammeeyay mar labaad bilaabid.

naqtiimid [m.f.dh]
eeg naqtiin².

naqtiimin [m.f.dh]
eeg naqtiimi. ld naqtiimis.

naqtiimis [m.l]
ld naqtiimin.

naqtiimo [m.dh]
ld naqtiin¹.

ti [dk.lh.dh] (-ti)
ld tiisa².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg