tiingaa
(m.dh)Garannuug dheddig oo qaan-gaar ah.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh tiingaa ↴
tiingaarasho [m.f.dh]
eeg tiingaaro.
tiingaaro [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-rtay, -ratay)
Cunto ama sharaab aad uga dhergid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg