tiiris
(m.l)ld tiirin.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh tiiris ↴
catiiris [m.f.dh]
eeg catiir². ld catiirid.
tiirin [m.f.dh]
eeg tiiri. ld tiiris.
tiirisboor [m.l] (-ryo, m.dh)
Gaadiid.
tiir [m.l] (-rar, m.l)
1. (-rar,m.l) Qori sida usha u toosan oo xoog badan oo badanaa dheer oo inta dhulka lagu mudo wax celiya ama xoog tara; udub. 2. Dhis kasta oo qaabka iyo waxtarka tiirka leh. 3. T.ka kalabbarka mara oo caaradda iyo salka isu haya (caleen, waran iwm). 4. Kan u dhexeeya sanka labadiisa dul.
tiir [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
Neef ku soo biiray xayn xoola ah la collobid, hinaaso awgeed.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg