tiiro-qaaradeed
(m.l) (-dyo, m.dh)

(juqr.) Janjeerka u dhexeeya raso qaaradeedka iyo salka hoose ee badweynta.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh tiiro-qaaradeed

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg