tiixid
(m.f.dh)eeg tiix².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh tiixid ↴
tiix [m.l]
Roob yar oo dhibco yaryar.
tiix [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-xay, -xday)
Roob dhibic-dhibic yaryar u di'id.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg