tiknooloojiyada
(m.dh)

Shaqo, ama barasho farsamo, ama aqoon cilmiyeed ee hawl gacmeed u gaar ah warshadaha, beeraha, daawada, iyo ganacsiga.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh tiknooloojiyada

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg