tillaab
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-bay, -btay)

ld tallaab.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh tillaab

saan [m.dh] (-aamo, m.l)
1. Harag xoolaad siiba kan geela iyo lo'da. 2. Tillaabo. 3. Raad.

tallaab [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-bay, -btay)
Meel dhanka kale uga gudbid. ld tillaab.

tallaabi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Wax meel ka gudbin. ld tillaabi.

tallaabid [m.f.dh]
eeg tallaab. ld tillaabid.

tallaabin [m.f.dh]
eeg tallaabi. ld tallaabis, tillaabin, tillaabis.

tallaabo [m.dh] (-ooyin, m.l)
1. Fogaanta u dhexeysa meesha ay kala taagan yihiin laba lugood ee qof soconaya. 2. T. qaad: arrin wax ka qabasho. 3. (fk) T.t.: tartiib tartiib. ld tillaabo.

tallaabsasho [m.f.dh]
eeg tallabso. ld tallaabsad, tallaabsi, tillaabsad, tillaab-sasho.

tallaabso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-saday, -satay)
1. Tallaabo qaadid. 2. Ka t.: wax ama qof ka kor gudbid. 3. Ku t.: wax qabashadooda ku dhaqaaqid. 4. U t.: wax qabashadooda u gudbid. ld tillaabso.

tillaabi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
ld tallaabi.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg