tillaabo
(m.dh)ld tallaabo.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh tillaabo ↴
saan [m.dh] (-aamo, m.l)
1. Harag xoolaad siiba kan geela iyo lo'da. 2. Tillaabo. 3. Raad.
tallaabo [m.dh] (-ooyin, m.l)
1. Fogaanta u dhexeysa meesha ay kala taagan yihiin laba lugood ee qof soconaya. 2. T. qaad: arrin wax ka qabasho. 3. (fk) T.t.: tartiib tartiib. ld tillaabo.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg