tilmaaman
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-mnaa, -mnayd)1. Wax la tilmaamay ahaansho. 2. Wax, wax caan ku ah ahaansho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh tilmaaman ↴
naynaasan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-snaa, -snayd)
Qof ceeb ku tilmaaman ahaansho. ld naanaysan.
neef [m.l] (-faf, m.l)
1. Xoolaha la dhaqdo mid ka mid ah. 2. Faras si gaar ah u tilmaaman. 3. Qof garasho yar.
tilmaamnaan [m.f.dh]
eeg tilmaaman. ld tilmaamnaansho, tilmaansanaan, til-maansanaansho.
tilmaansan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
ld tilmaaman.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg