tilmaamid
(m.f.dh)

eeg tilmaan². ld tilmaanid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh tilmaamid ↴

fiiq [Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1] (-qay, -qday)
1. (f.g) Wax diir ka qaadid. 2. (f.g) Wax caarad dhuuban u yeelid. 3. (f.g) Indho qalid. 4. (f.g) Meel xaaqid. 5. (f.mg) Far ku f., gacan ku f.: wax dhuuban wax ku tilmaamid.

ishaar [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
1. Wax tilmaamid iyadoo farta lagu fiiqayo. 2. Wax saadaalin.

nacaladee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-eeyay, -eysay)
1. Eebbe cid nacalad ku ridid. 2. Cid xumaan weyn ku tilmaamid; ceebayn. ld lacanadee, lacnadee, nacalladee, nacdalee.

saraad [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-day, -dday)
1. Wax dhici doona mala-awaalid. 2. Dhacdooyin tilmaamid.

sheego [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-gtay, -gatay)
1. Dacwad, arrin, qaan iwm jeedsasho. 2. Wax aan la ahayn ama la lahayn isku tilmaamid.

taseec [Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1] (-cay, -cday)
1. Wax u t.: wax u tilmaamid, u sarid. 2. (f.mg) Wax u tarid.

tilmaanid [m.dh]
ld tilmaamid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg