tilmaanid
(m.dh)ld tilmaamid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh tilmaanid ↴
tilmaamid [m.f.dh]
eeg tilmaan². ld tilmaanid.
tilmaan [m.dh] (-aamo, m.l)
Calaamad muhim ah oo wax lagu garto. 2. Akhbaar iyo macluumaad laga siiyo cid meel ayan aqoon.
tilmaan [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-aamay,-aantay;-aami)
1. U t.: wax tilmaantooda cid u sheegid. 2. Cid meel ayan aqoon akhbaar iyo macluumaad ka siin.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg