tin
(Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine) (-imo, m.l)Daliigo jillicsan oo dunta u eg oo oogada dadka iyo nafleeyda kale qaarkeed ka soo baxa, mid ka mid ah.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh tin ↴
odaytinnimo [m.dh]
ld odaynnimo. odaynnimo
haatin [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
ld haadin. haadin
qaaje [m.l]
1. Midab caddaan ah oo ay farduhu yeeshaan. 2. Qof midabka jirkiisa iyo tintiisaba aad u casyihiin. ld qaajay.
qaalmootin [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg qaalmooti. ld qaalmootis.
qaatin [m.dh]
Mugga shey leeyahay.
rabitin [m.l]
Jeclaansho wax niyadda laga doono. ld rabid.
saaxiibtinnimo [m.dh]
ld saaxiibnimo.
xaaraantinnimo [m.dh]
ld xaaraannimo.
xagatin [m.dh] (-imo, m.l)
Ciddi xoog wax loogu jiiday ama wax kale oo la mid ah, raadka ama nabarka ay reebaan.
abtinnimo [m.dh]
Abti ahaansho.
t [m.dh]
(ta') Xarafka sagaal iyo tobnaad ee alifka
soomaalida, waana shibbane.